Ogeysiis: Xaflad lagu taageerayo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somalia oo ka dhici doonta Melbourne, Australia

0
260

Xaflad heer sare loo soo agaasimay ayaa lagu qabanayaa magaalada Melbourne, Australia. Xaflada ayaa waxaa lagu taageerayaa dhismaha  Dowlad Goboleedka dowlad goboleedka KG Somalia iyo waliba Federalism.

flyerAustralia

Halkaan ka daawo Flyer oo muuqaalkiisa wadix yahay: wdraft Flyer