MN(INO)-Ogeysiis Ku wajahan Dhamaan Bulshadda Soomaaliyeed Ee ku nool Dalka Mareykanka ,wax la Ogeysiinaya inay jirto Xaflad weyn oo Dhaqaale Looga Aruurinaayo Mashruuca “Never Get Thirsty” oo ka dhaceyso Magaaladda Mineapolis Ee Dalka Mareykanka.
Xafladan Ayaa Waxa soo qaban qaabiyey Ururka Gargaarka Ee Arlaadi Aid, oo Ka Hawl-gala Goboladda KG Soomaaliya isla markaana Ka Shaqeeya Arimaha Bini’aadanimada, Waxbarashdda, Caafimaadka iyo IWM.
Wixii Faah Faahin IntaasiDheer la Xariir
________________________________________________________
Email: Arlaadiaid@gmail.com
Phone : Mohamed : 952-688-6666
Aisha Qasim: 507-261-1194
________________________________________________________
Idale News Online, MN, USA
Waa arin loo baahan yahay in xafla loo sameeyo waana ku faraxsanahay