OGEYSIIS: Dhamaan somalida Nabada Jecel Iyo Dhamaan Jaaliyada G/Sh/Hoose Ee Ku Nool Qaarada Yurub

0
629

London(INO)- Ogeysiis dhaman somalida nabada jecel iyo dhamaan jaaliyada shabeelaha hoose kasoo jeeda ee ku nool qaarada yurub waxaa la ogeysanayaa in maalinta taariikhdu ay tahayMay 31 2016 uu ka dhaci doono dalka ingiriiska magalada london bananbax aad u balaaran oo looga soo horjeedo dulmiga xad dhaafka ah ee ka jira gobolka shabeelaha hoose.

Halka uu bananbaxa ka dhacaya waa Parliament square westminster london 3jx wuxuuna bilaaban doonaa saacad markey tahay 11:00 subaxnimo.

Idale News Online, London, Uk