Muqdisho(INO)- Waxaa lasoo dhammeeyey tirinta cododka wareegga Saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaliya, iyadoo Saddex musharrax ay ku tartamayeen wareeggaasi.
Musharraxiinta ayaa sidan codadka u kala keensaday:
- Maxamed C/laahi Farmaajo waxa uu helay 184 cod
- Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu helay 97 cod
Shariif Sheekh Axmed ayaa isna hely 46 cod
Wareegga Saddexaad waxaa usoo gudbi doona Xasan Sheekh Mxamuud iyo Maxamed C/laahi Farmaajo.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale