Cadaado (INO) — Iyadoo Dhawaan Heshiis Magaalada Garoowe ay Ku Kala saxiixdeen Maamulka Putland iyo Xuumadda Soomaaliya la sheegay in ay ku Jireen in Maamul ku Meel Gaar ah loo Sameeyo Gobolada Mudug iyo Galgaduud Ayaa Waxaa So Caro leh uga hadlay Arinkaasi Waxgaradka kazoo Jeeda Goboladamudug iyo galgaduud
Imam Cabdullaahi Khaliif Rooble oo Ah Nabaddoon kasoo Jeeda Gobolka ayaa Waxa uu Maamulka Puntland u jeediyay in ay ku Ekaadaan Labada Gobol ee Nugaal iyo Bari oo ay Faraha ka Qaadaan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.
Nabaddoon Khaliif ayaa waxaa uu sheegay in ay Puntland Ku xad Gudbeeyso Wada Noolaansha Dadka Degga Gobolada Mudug iyo Galgaduud Waxuuna ugu baaqay in araha ka Qaado oo ay ku ekaato Labada gobo lee Nugaal iyo Bari.
Maamulka Puntland ayuu sheegay in ay Daandalin qayaxan ku heeyso gobolada mudug iyo galgaduud taasi oo uu ku tilmaamay aab loo dul qaadan Karin. Nabaddoonka ayaaa waxaaa uu ku tilmamay buro soomaalid ku taal.
Idale News Online , Cadaado