Nabadoon Caan Ah Oo Ka Soojeeda KGS Oo Caawa Lagu Dilay Dagmada Xamar Ja-Jab

0
198

Muqdisho(INO):- allaha u’naxariisto waxaa caawa dagmada Xamar ja-jab lagu dilay nabadoon Cabdi laahi Cumar Tima jare oo kamid ah ahaa nabadoona wax ka soo xulay xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ee lagu doortay magalada Baydhabo

kooxo ku hubeesan bastooladoa ayaa lasheegay in nabadooanka ay ugu galeen ahoyga uu kadaganayahay dagmada Xamar Ja-jab kadibna ay dileen.

Ugu dambeyntii, ciidamada dowlada ayaa goor-danbe agaaray goobta ay wax ka dhaceen iskastoo lasheegay in aysan jirin cid loo soo qabtay dilkaasi