Dhageyso Murtida Doorashada “Weynaan Dareemine, Dadka kii dhergaa u daran, Dilaal & milaal, Dib U Socodna waa Isaga!

0
398

Idale News ONline (Baidoa) – Heestii “Durduro Geelbaa Ku Jabay, Damaacina Waa Xunyahay”: Ummadyahay Ibtiladu dadku wey uga dartaa, Weynaan dareemine, Dadka kii dhergow daran, Dilaal iyo milaal iyo dib u socodna waa isaga.  Hadalkii madaalaha, Duco qabe dugsiiyaha, Dooddii booraanta leh, ma qaar diiddan baa jira. “Waa kali daneystee, wada daya ma dow baa, ma wax loo dulqaataa”. Heestii “DURDURO GEEL BAA KU JABAYEE Hee, Damaacina waa xun yahayee, dalkuna waa lama huraan, dadkuna waa lama huraan.