Waxaa maanta magaalada Muqdisho abaarahii 10:00Am safar sadex maalmood qaadanaya ku Soo gaaray wafdi balaaran oo u hogaaminayay xoghayaha guud ee midowga isutaga dowladaha house ee dalka Turkiga.
Waxaa wafdigan soo dhaweeyay Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyenta Dowlada Federalka soomaliya.
Waxii warar dheeraad ah oo Ku soon kordho waxaan ii nagu soon gudbineynaa wararkeyna dambe InshaAllah.