Mudaaharaad Gacan ka hadal ah oo loogu soo Horjeedo ciidamada AMISOM oo ka dhacey hareeraha Xarunta ADC ee Baydhaba.

0
228

Baydhaba: ka dib mudaahaaraad  jil- jilay xeeraha xarunta ADC  ee shirka maamul  u sameynta koonfur galbeed soomaaliya,  ka socoto ayaa ciidamada AMSOM dadweynaha reer Baydhaba ku qasbey  ciidamada AMISOM in ay isaga huleelaan xuranta ADC, oo ay maanta is hor istaag ku sameeyeen ergada shirka.

Boqolaal  caruur ah , haween iyo dhalan yaro ah  oo aad u careysaa ayaa mar quraa waxay ku soo xoobmeey inta u dhexeyso isbitaalka degmada baydhabo& xarunta  ADC, Kuwaasoo sitay, sida la sheegey budad , baangado iyo waramo, islamar kaasna waxay gubeen taayeero, waxayn ku dhawaaqeyeen hal ku dhigyo lid ku ah dowlada muqdisho fadhida.

is riix riix ka dib , waxa meeshaas soo gaarey gudiga hagaya shirka maamul u sameynta koonfur galbeed soomaliya. dadaal badan ka dib ciidamada AMISON ayaa isaga  huleelen goobta.

dhan kale, odayaasha lixda gobol ayaa loo ogolaadey in ay gudaha ugalaan goobta , waxayna go’aan adag ka yeeshen arintani,waxaya ku baaqen in ay sameystaan ciidamo gaar ah oo ilaalinayo amaankooda.

mudaharaad

xasan basha

Idale News Online, Baydhaba.