Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta si rasmi ah u waayey codka kalsoonid barlmaanka, in ka badan 250 xildhibaan oo ka qeyb galey shirkii barlamaanka waxaa u codeeyey 185 xildhibaan mooshinka xilka looga qaadey Ra’iisul Wasaare Saacid.
Idale News Online