Mary Harper: “awooda Al-shabaab weli waa mid khatar ah”,

0
214

Kooxda Al-shabaab ayaa weli awooda ineey qaado weeraro is miidaamin ah oo khatar ah, sidaasi waxaa leh tifatiraha BBC ee Somalia Mary Harper.

Mary Harper, ayaa qoraalkeeda sidoo kale ku xustay, in kooxda shabaab ay dhaqaalo ahaan aad u daciiftay, maadaama laga qabsaday magaalooyinkii inta badan dhaqaalaha kaga soo xaroon jiray sida, Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo iyo Marka.

Al Shabaab weli waxa ay ka walwalsan tahay faragalinta kaga imaaneysa reer gabeedka oo ay ka mid tahay weerarad ay fuliyaan diyaaradaha aan cidna wadin ee Dronks maxaa yeelay waxa ay saameeyn ku yeelayau howgalka maalin laha ah ee ee aan meelna loo dayn

Mary happer

Diyaaradaha Droneska Mareeykanka oo markii hore beegsan jiray Saraakiisha Cadaanka ah ee Al-shabaab ka bar bar dagaalama, ayaa duqeymihii ugu danbeyay wuxuu bartilmaameedkooda ahaa Saraakiil Soomaali ah, taasoo muujineysa in ay firxadeen ama lawada laayay Saraakiishii Cadaanka ahaa.

Idale News Online.