Majaajiliiste Cali Hiiraan oo Muqdisho ku geeriyooday
Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Jimco ah ku geeriyooday alaha ha u naxariistee Cali Xasan Adan (Cali Hiiraan) oo ka mid ahaa majaalistayaasha ugi caansan Soomaaliya.
Cali Hiraan ,ayaa waxaa uu la shaqeynjiray Idacadaha iyo Televishinada ku halada Afka Soomaaliga waxaana uu ahaa Farsamo yaqaan isagoo sidookale ahaa Majaajiliste ay dadka siweyn u yaqaaneen.
Marxuumka ayaa isla maanta lagu aasay qabuuraha Barakaat, waxaan aaskiisa ka qaybgalay dad weyne fara badan oo ay ku jiraan suxufiyiinta ka howgala Muqdisho.
Waxaanu lee nahay allaha ha u naxariisro Marxuumka.
Idale News Online