Magaalada Minneoposlis Ee Dalka Mareykanka Oo Si Weyn Looga Diyaar Garoowey Doorashada Barasabka Gobolka Minnisota

0
249

Minnisota(INO)-Gobolka Minnisota Ee Dalka Mareykanka, waxaa si weyn looga Dareemaya ololaha doorashada, Barasabka Gobolka Minnisota, taaso lagu wado inay qabsoonta maalinta  talaada  ah ee soo socota.

Doorashadan ayaa  waxaa ku loolamaya ilaa iyo dhoor  musharax oo u taagan qabashada jagada barasabnimo ee gobolka minnisota.

Sidoo kale soomaliada ku dhaqan magaalada Minneapolis iyo  magaalooyinka kale  ee ku dhow dhow  ayaa lagu soo waramayaa in ayaguna  dhankooda doonayaan inay ku soo dhex muuqadaan siyaasada Gobolka minnisota, ayagoona la kala safan masharaxiinta maalinta beri kala baxi doono.

Musharaxa ilaa iyo haanta la saadaaliyey  inu Kuguuleysto doorashada Gobolka Minnisota  ayaa la sheegey inuu yahay Masharax Jeff Johnson, kaasoo  ku  soo dhex jirey siyaasada dalka mareykanka 37 sano.

doorashada

Idale News Online, MN, USA