Madaxweyne Xassan iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo ku wajahan Magaalladda Kismaayo.

0
180

XDSr gowr dhow naga soo gaaray Xafiiska Madaxweynaha, ayaa sheegaya in maanta lagu wado in Madaxweyne Xassan iyo afdi uu hogaaminaayo gaaran magaalada Kismaayo.

Wafdiga madaxweynaha ayaa si heer sare ah waxa soo dhaweyntooda looga sugayaa magaalada Kismaayo iyadoo dad farabadan ay taagan yihiin waddooyinka Kismaayo si ay madaxweynaha usoo dhaweeyaan.

Wariyeyaasha Kismaayo garoonkeeda diyaaradaha kusugan ayaa soo warinaya in mas’uuliyiin katirsan maamulka KMG JUBBA ay halkaasi joogaan islamarkaana ay sugayaan wafdiga madaxweynaha.

Ujeedka ugu weyn ee Xasan Shiikh iyo Wafdigiisa utagayaan Kismaayo ayaa waxay tahay sida wararka aan ku helnay xoojinta heshiiskii Adis ababab iyo sidii is afgaradka laga gaaray shirka Dib uheshiisiinta Jubbooyinka loo sii ballaarin lahaa.

Idale News Muqdisho