Madaxweyne Xasan oo khudbad dheer u jeediyey Jaaliyada Somalia ee ku nool Uganda

0
216

Khudbad dheer oo isugu jirta warbixo iyo wada shaqeyn Dowlada Somalia iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee dibada ayaa Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud u jeediyey Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Uganda.

Kulankaas oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne Soomaaliyeed oo aad u tiro badan isuguna jira ganacsade, ardeyda jaamacada kala duwan, haween iyo qeybaha kale ee Somalida ku nool dalkaas ayaa waxuu ku dhacey jawi aad u wanaagsan iyagoo halkaas warbixino iyo talooyin ay isu dhaafsadeen jaaliyada Somalia ee Uganda iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Dhageyso Khudbada Madaxweynaha oo dhinacyo badan taabaneysey