Dhageyso: Maamulka Degmada Xudur Oo Kormeerey Degaano Laga Saarey Al Shabaab

0
175

Hudur(INO)- Ciidamada Ku sugan Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Iyo Degnada Hoostaga   Degmadaasi  Ayaa Waxaa Wali Ay Sidawaan Howlgalo Balaaran Howlgaladaasi Oo Ay Ka wadaan Deganadii Dhawan Laga Saarey Urarka Al Shabaab Oo Dib Mar Labaad Ay La Waregeen Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Iyo Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee koonfur Galbeed Soomaaliya.

Gudoomiye-Kuxigeenka Siyaasada Iyo Amaanka Degmada Xudur Aadan Cabdi Awaarey Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Kormeero Iyo Howlgalo Iskugu Jiraan In Ay Kawadaan  Deganadii Dhawaan Ciidamadaasi Dib Ugu Laabtey Gudoomiyaha Ayaa Sidoo Kale Waxaa uu Sheegey intii Wadeen Howlgaladaasi iney urarka Al Shabaab Ay Kala Kulmeen Dagaalo Xoogan Sacado Kadib Markii Dagaalkaasi Uu Dhamaadey Ayaa Ciidamada DFS Iyo Kuwa KGS Waxaa Ay Gacanta Ku Dhigeen Hub Ay Kacarareen Al Shabaab Sarkaalna Halkaasi Ay Ku Dileen Kadibna Maamulka Ay U Soo Bandhigeen Bulshada Halkaasi Ku Nool  Waa Sida Uu Warbaahinta Usheegey Gudoomiye-Kuxigeenka Siyaasada Iyo Amaanka Degmada Hudur Aadan Cabdi Awaarey,

Aadan Cabdi Awaarey Gudoomiye-Kuxigeenka Siyaasada Iyo Amaanka Degmada Hudur Ayaa Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey Iney Wadaan Sii dib Ay Ula wareegi La hayeen Deeganadii Ay Baneyeen Ciidamada Midowga Afrika Ee Amisoon Kuwooda Itoobiya Gudoomiyaha Dhanka Kale  Ayaa Waxaa Uu Sheegey Deganada Ay Dib Urarka Al Shabaab Ugala Waregeen Iyo Deganada Kale Ee Ku Sugan Al Shabaab Sidi Ay Ugu Saari Lahayeen.

Halkan Ka Dhageyso Codka

W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)Xafiiska Magalada Baydhabo Janaay Ee Xarunta Gobolka Baay,