La Taliyaha M/weynaha MKGS Dhica Amniga Abdullahi Lesto Ayaa Wacad ku Marey,

0
191

Sidoo kale La Taliyaha Madaxwaynaha dhinac Amniga iyo arimaha bulshada Cabdulaahi Maxamed idiris leysto ayaa siyaasiinta kasoo Jeeda koonfur galbeed ee ku shiraya magaalada Muqdisho Ku Eedeyey inay doonayaan Bur Burinta Maamulka Nabada iyo hormarka ka Wada Deegaanada Koonfur galbeed wuxuuna Ka codsaday Siyaasiinta In loo ogol yahay inay u Soo tartamaan Madaxweynaha Hadii uu Dhamaato wakhtiga Nidaamkan hada dhisan.

Hadii aan nahay Siyaasiinta Koonfur Galbeed Ma ogolaan Doono Burburinta Dowlada Koonfur Galbeed waxaan u sheegaya qofkasta oo Doonaya in dowladan Xilka qabto waa in uu soo Maraa Barlamaanka Sharciga ah ee Koonfur Galbeed isagoo waliba la soo dhaweyn Doono Sidaasi Waxaa Yiri,

https://www.youtube.com/watch?v=Dhr3IPQk3Fc&feature=youtu.be