Kulanka Barlamanka ee maanta oo looga hadlayo sharciga Doorashooyinka

0
219

Muqdisho(INO)-Barlamanka Soomaaliya ayaa kulan ku yeelanaya Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho kaasi oo ay kaga hadlayaan Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya.

Baarlamaanka-Cusub1

Xildhibaan Xiis Xasan oo ka tirsan Mudanayaasha Barlamanka ayaa sheegay in kulanka Barlamankauu  qorshaha uu yahay in la ansixiyo sharciga marka laga doodo.

Sharcigaan ayaa ahmiyad weyn u leh Doorashooyinka sanadka 2016 oo dalka la qorsheynayo inay ka dhacdo Doorasho.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here