Jiido Intelllectual Organization ayaa kulan ey shaley ku yeesheen magalada muqdisho waxaa ey raali gelin ka bixiyeen hadal kasoo yeerey Ing Mohamud Hussein Caliyow taasoo gabagadii kulanka ey kasoo saareen warqad ey u dirayaan dhamaan bulshoweyn koonfur galbeed somaliya waxaana ey sheegeen in ey muqadas tahay in dhamaantood ey taageersan yihiin maamulka 6da gobol ee uu madaxweynaha ka yahay madoobe nuunow maxamed
Idale News Online.