Taliyah Qebta lixdanaada ee ciidanka dowlada Gobolada Bay, Bakool & Gedo Janaraal Ibraahim Yarow Ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabi doonaan hoolgalo lagu xaqiijinayo amaanka magaalada bey-dhabo isagoona taliyaha ku nuux nuuxsaday in ay xaalad Deg-deg ah ay Bey-Dhabo gelin doonto.
Taliyaha waxaa uu inta kudaray Magaalada ay fartahooda kasii baxayso oo Raga karirsan Al-Shabaab ay kusugan yihiin Magaalada BayDhabo Af-duubna ay kagesteen Magaalada BayDhabo Sida taliyaha uu sheegayna Ay baadi Goob Ugu jiraan Ciidan iyo Saraakiiil Labadii Habeen Lagala Baxay Guryahooda Magaalada Bay-Dhabo.
In kastoo ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ay kuwada sugan yihiin Magaalada BayDhabo Hadan Waxaa Habeenadii ugu Dan beeyay Kadhacaya Falal Amaanka Lidi ku ah.
Idale News Online, Baydhabo.