Jabhada ONLF ee ka dagaalanta Itoobiya oo ka hadlay Eedayn loo jeedshey iyo Aragtidooda Arrimaha Soomaaliya

0
208

ONLF ayaa si cad ugu hor timid eedeyn dadka qaarkiis u jeedsheen oo ku aadan arrimaha Soomaaliya gaar ahaan in ay jabhadooda ku lug leedahay arrimaha Somalia. Afhayeenka Ururka ONLF Mr Dahir oo wareysi siisey Television caalamiga ee Somalia Channel ayaa sheegay in ay markastaa aaminsan yihiin wadajirka Soomaaliya isla markaasna waxba ka jiraan ku tilmaamey eedeynta ah in Jabhadooda ay gacan siiso maamulka Jubaland Somalia.

onlf

Idale News ONline