London (INO) – Shir ka dhacey London, isla markaasna ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda beelaha Digil iyo Biyamaal ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay kulankoodaasi eedeyn dusha uga tuureen madaxweynaha kmg ee maamul goboleedka KGS Somalia Shariif Xasan Sheikh Aadan inuu isagu leeyahay masuulyada dhibaatooyinka soo noqonoqdey ee gobolkaasi ka jira.
Halkaan Hoose ka dhageyso shirka Jaraa’id ee Jaaliyada reer Aw-Digil & Biyamaal ay ku qabateen London
Idale News Online, London.