Hogaamiye ka mid ahaa dhinacyadii dagaalka Kismaayo ku lugta lahaa oo wareysi siiyey idaacada VOA ayaa sheegey ayaa ku baaqey in lala dagaalamo dowlada Kenya iyo Ururka Raaskambooni. Iftiin Baasto oo sheegey in uu weli ku sugan yahay gudaha magaalada Kismaayo welina uu joogo gurigiisa ku yaala xaafada Calenleey gaar ahaan dalcada ayaa sheegey inuu la dagaalami doono waxuu ku sheegey labo cadow waa sida uu hadalka u dhigay oo kala ah dowlada Kenya iyo Ururka Raskambooni oo uu sheegey in ay Alshabaab uga daran yihiin.
Dhageyso Wareysiga Iftiin Xasan Baasto:
Idale News Online