Shirka Ergada Ansixinta dastuurka ayaa maanta si rasmi ah u furmey iyadoo ayna joob joog ka ahaayeen madaxda sare dowladda iyo masuuliyiin ka kala socota beesha caalamka iyo marti sharaf kale. Shirkaan oo ka furmey Xarunta Dugsiga Sare ee Booliiska ee Magaalada Muqdisho.
Xarunta shira uu ka socda oo aad u qurux badan leh dhamaan facilities loo baahnaa ayaa soo jiidatey ergada shirka, waana meelihii yaraa ee dagaaladii sokeeye ka badbaadey haddaba guud ahaan kala socda waxa ka socda goobta shirka ee Scuola Polizia:
Halkaan riix si aan ula socoto kulanka ergada ansixinta Dastuurka oo toos ah
Idale News Online “INO”