Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Titeeglow Oo Kahadley Xaalada Degmadaasi

0
297

Tiyeeglow(INO)- Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdule Foodcade Ayaa Waxaa U Kahadley Xaalada Guud Magaaladaasi Tan Iyo Markii 2014  Ay Gacanta Ay Ku Dhigeen Ciidamada Dowlada FS Iyadoona Degmadaasi Mudo Ku Dhawaad 8 Sano Ah Ay Maamuli Jireen Urarka Al Shabaab
Gudoomiyaha Ayaa Waxaa UU Sheegey In Hada Degmada Xaalkeeda Uu Deganyahay.
Dhanks Iyo Amniga Iyadoona Inta Ay Lawaregeen Ciidamada DFS Dagaalo Fara Badan Ay Kala Kul Meen Uraarka Al Shabaab Degaano Badana Ay Kala Waregeen.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Xiligaani Degmada Aanan Sarneen Wax Godoon Ah Wadooyinka Qaar Ay Furin Yihiin Waxaana Uu Sheegey In Ganacsatada Halkaa Ku Dhaqan Wili Ay Cabsi Ay Kaqawaan Uraarka Al Shabaab Kadib Markii Ay Marar Badan Wadooyinka Soo Galaa Degmadaasi Ay Ku Arkeen Dilaal loo Geesto Dad Iyo Xoolaha Lagu Keeno Rashiinka Degmada Si Dhuumaleysi Ah,

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here