Gudiga Maamul u samaynta KoonFur Galbeed oo Dood cilmiyeed loogu Furay Baydhabo.

0
194

Ergooyin ka kala socda Ergooyinka Maamula u samaynta Koonfur galbeed soomaaliya ayaa Dood cilmiyeed loogu baranayo maamul wanaaga loogu furay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

Dood Cilmiyeedkan oo socon doona muda 10 Maalmood ah, oo ay ka qayb galayaan Bulshada saddaxda gobol ee shabeelada hoose, Bay iyo Bakool

Mas’uuliyiin ka hadlay Doodcilmiyeedka ayaa ugu baaqay dhamaan Bulshada K/galbeed soomaliya inay ka qayb galaan shirka dib u hishiisiinta.

Magalada Baydhabo waxa ku sugan wasiiro iyo Xillibaano ka tirsan Xukuumada Somaliaya kuwaa oo ku mashquulsan shirka lagu dhisayo Maamulka ay yeelanayaan K/galbeed, waxana Baydhbao ku qulqulayo ergooyinka kasoo jeeda Goboladan.

2014923635470561336508751doooooood

 Idale News Online Xafiiska Baydhabo.