Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed soomaaliya oo Maanta Kulan Ay Yeesheen Uga Dooday Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha DG.

0
216

Kulan maanta ay yeesheen Golaha Guurtida Koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa waxay markii ugu horaysay kadoodeen sidii loo magacaabi lahaa gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha iyo kuxigeenadiisa ee Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed.

Waxaa dood dheer kadib la isku afgartay in xubnaha ka mid noqonaya gudiga doorashooyinka laga sooxulo qaybaha kala gedisan ee bulshada kuwooda aqoonta leh, Aqoonyahano,culmaaudiin iyo Haween ugu danbeyna la magacaabo maalinta Beri ah Haduu Alle Yiraahdo.

si kastaba ha ahaatee shirka baydhabo ayaa marayaa xeer geo gebo ah, ayaadoona dhinaca kale ka socodo shir kale oo maamul goboleed ka kooban seddex gobol.

SHIRKA  BADYHABA

Idale News Online, Baydhaba,