Kursiggaan ayaa waxaa hore iskaaga casilay Dhahar Cali Faarax ka dib markii loo Magacaabay Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti, waxaana maanta lagu wadaa in Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland lagu qabto doorashadda kursigan.
Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee qaabilsan doorashadda kursiggaan ayaa maalmo ka hor gaaray magaalada Garowe, waxaana ay xaliyeen Cabasho ka taagneyd doorashadda kursiggaan.
Musharaxiinta u taagan kursiggaan waxaa ka mid ah Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan.