Baydhabo(INO)- 100 dolar ayaa ah heerka qawashada 20300 heerka bixintana waa 2000.315 kun shilinka soomaliya ah
100 birta Itobiya aya saaka magaalada baydhabo waxa lagu qawanayaa 90kun shilinka Somali ayadoo xeerka khawashada ay tahay 95 kun shilinka Somali
halka lacagta Kenya manida bixinteeda ay tahay 1000 10 dolar khawashadana waa 11 dolar
100 riyaalka ayaa lajkala sarifanayaa 25 dolar halka bixintana ay tahay 26 dolar
waxaana eegaynaa dhanka maciishada xeerka ay mareyso magaalada baydhabo
haafkii bariis ah ayaa lakala iibsanayaa manta magaalada baydhabo 320 kun shilinka soomaaliga ah.
haafkii burka ah aya ah 305 kun shilinka somaliga ah
sidoo kale baasto safiina ayaa ah kartoonkeeda 200 kun shilinka soomaaliga ah
halka baarsto makaroonni tagtana ay ku joogto 225
haafkii sonkorta ah ayaa manta magaalada lakala iibsanayaa 340 kun shilinka soomaaliga ah
daasada ugu weyn caanaha hilwa ayaa lakala iibsanayaa 435 kun shilinka Somali ah
halka caanaha cankod ay tahay 440 kun shilinka soomaali ah
bokiskii shaambada ayaa ah 140 kun shilin Somali ah
bokiskii xanjo daadeyga ayaa ah 40 kun shilinka Somali ah
kartoonkii malayga yar yarta aya lakala iibsanayaa suuqa magalada baydhabo 32 dolar
hatana dhanka iyo misigada manta heerka ay mareyso suuqa godey ugu weyn magalada baydhabo
loorkii misigada ah ayaa maraysaa 190 kun shilinka somaliga ah halka ay joogto halkii madaalka misigada 3 kun shilinka soomaaliga ah
halka loorkii galeyda ay joogto 325 kun xalkii madaalna waa 5 kun shilinka somaliga ah
loorkii digirta ah ayaa lakala iibsanayaa 630 kun shilinka soomaaliga ah halka madaalkii ay tahay 9 kun shilinka somaliga ah
loorkii samaamada ah ayaa ka joogtaa suqa godey 700 halka madaalkii lakala siisanayo 11 kun shilinka Somali ah
loorkii sisinta ah ayaa lasiisanayaa 650 kun shilinka somaliga ah halka kiiladii ay lagu iibsanayo 50 kun shilinka somaliga ah
loorkii looska ayaa ah 200 halka madaalkii ay tahay 5 kun shilinka soomaaliga ah