Ganacsatada Magaalada Baydhabo Janaay oo ka cabanaya adeega EVC+

0
202

Baydhabo(INO)-Ganacsatada yar yar ee magaalada Baydhabo  Janaay ayaa maanta u waramay  Warbaahinta Idale News Online  kuwaasi oo u shegay in ay ka cabanayaan lacagaha  doolarka gaar ahaan kuwa lagu keydsado Mobilka.

Xamdi oo kamid ah dadka ka ganacsada caanaha ayaa sheegtay in ay doonayaan lacag kaash ah ama shilin Soomaali ah balse dadka ay adeegsanayaan barnaamijka EVC+ taasi oo ay tilmaamtay in iyagu ay yihiin dad reer baadiya ah aysan garaneen barnaamijkaasi.

Lacagta Shilinka Soomaaliga ah ayaa waxa ay tahay mid dalka kasi dham.

mobileWallet3

Idale News Online,  Baydhabo