Faroole oo durbaba Axmed Madoobe ugu hambalyeeyey doorashada Xilka Madaxweynaha Jubblaland State [Daawo+Dhageysi + Sawiro]

0
241

Afhayeenka maamul goboleedka Puntland State Mudane Ahmed Omar Hirsi (Libaax-Joore) ayaa u xaqiiyey in Madaxwynaha Puntland Abdirahman Sheikh Mohamoud Faroole uu khadka Telefonka ugu hambalyey Madaxweynaha la doortay ee Jubbalana Ahmed Mohamed Islaan ( Ahmed Madoobe)


Afhayeenka Puntland Mudane Libaax-Joore ayaa intaa ku Sarah in landa Madaxweyne ay ka WADA hadleen sidi iskaashi iyo wax wadaqabsi u dhaxal Mari lahaa shacbiga iyo xukunadaha landa maamul goboleed, iyo sidi ay si wedajir ah gacan ugu siin lahaayeen dawlada federalka ah ee soomaliyeed sidii ay ugu guuleysan laheyd nabdeynta,dibuheshiisinta iyo dibu dhiska guud ee shacbiga soomaliyeed mel kasta uu joogtaa.

[audio:http://saadaalnews.com/2013/05/15/dhagaysomadaxweynaha-puntland-oo-so-dhaweyeey-doorashada-madaxweynaha-jubbaland/%22http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/05/Madaxweynaha-Maamulka-Puntland-by-Sadaal.com-.mp3]


2_45 3_48 1_49 4_40 2_45 4_40

M/weyne Faroole ayaa u rajeyey M/weyneha cusub ee Jubbalada Mudane Ahmed Madoobe in ilaah u fududeeyo xilkaas culus ee loo igmaday.

Sidi kale afhayeenka dawalad Puntland Mudane Libaax-Joore ayaa sheegay in xukuumada Puntland War rasmi ah ka soo safari doonto waqtigan dhow horumarka ka soo kordhay shirkii maamul u sameynta ee Jubbaland

 

Idale News Kismaayo