Walaalayaal ma ogtiin ama meel ma ku sheegtaan fanaankeena waynaa Al fanaan xasan Huburow oo Ku xanuunsan Magalada Moqadisho Casimada dalka Soomaaliya.
Fanaanka ayaa waxuu ka naafoobay lugaha oo uusan hadda socon karin .
Xasan Nuur Maxamed xasan Huburow ayaa waxaa uu ka soo jeeda deegaanada koonfurta soomaaliya oo si weyn looga yaqaano, isagoo ahaa nin wadani ah oo jecel dadkiisa iyo dalkiisaba.
Hadaba waxaan ugu baaqeynaa dowlada federaalka soomaaliya iyo walalaha soomaaliyeedba in ay garab istaagaan oo caawiyaan iyadoo lagu jiro bishii Ramadaan ee barakeysneed .
Fanaanku hadda wuxuu ku xanuunsanyahay magaalada Muqdisho waxana walalahiisa Muslimiinta uu ka codsadey in ay soo garab istaagaan meel walba ay Dunida ay kaga Noolyihiin
Hadii aad danaynayso inaad caawiso walaakeen oo aad u xanuunsan fadlan kala xiriir
wakan lambarkiisa udecey ama u gargaar walalkeen Xasan Huburoow .
Tel: 00252 617 633440 – Muqdisho
ilaahow caafi.