Faalo: Waxqeybsigii Golaha Xukuumada ee sanadihii 1960-1969 iyo Saameyntii Digil iyo Mirifle (Xisbiya)

0
1636

Magacyadii Golahii Wasiirada Ee Somalia Sanadihii 1960 – 1969 ee Ra’iisul Wasaare Abdirashid Ali Sharmaake 12 July 1960  waxay ahayd 13 Wasiir oo Kaliya oo kala ahaa:

  1. Cabdi Xasan Buuni, Ra’iisul wasaare ku xigeen
  2. Axmed Xaji Ducaale, Wasiirka Wasaarada Beeraha
  3. Cali Garaad Jaamac, Wasiirka Wasaarada waxbarashada
  4. Cabdulllahi Ciise Maxamuud, Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibadda
  5. Cabdirasaaq Xaaji Xuseen, Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha
  6. Cabdulqadir Maxamed Aaden, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada
  7. Cabdinuur Maxamed Xuseen, Wasiirka wasaaradda Shaqada & Gaadiidka
  8. Cali Maxamed Hiraabe, wasiirka wasaaradda warfaafinta
  9. Cismaan Maxmuud Ibraahim, Wasiirka Wasaaraha hawlaha Guud
  10. Sh.Cali Jimcaale Baraale, Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Xoolaha
  11. Sh.Cabdulle Aw Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Ganacsiga
  12. Maxamuud Axmed Maxamuud, Wasiirka Wasaarada garsoorka
  13. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga.

Doorasashadii Xisbiyada badan (MultiParty) ee 1964. SYL oo Madaxweyne Aadan Cade ayaa ku guuleystey waxuuna soo magacaabey Ra’iisul Wasaare C/risaaq Xaaji Xuseen oo isna soo dhisey 11 Wasiir:

  1. 2. Axmed Yuusf Ducaale, Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda
  2. Aaden Isaaq Axmed Iidle, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga
  3. Cabdulqaadir Maxamed Aaden, Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha
  4. Cawil Xaaji Cabdullaahi, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada
  5. Cismaan Maxmuud Cadde, Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Ganacsiga
  6. Cali Cumar Sheegoow, Wasiirka Wasaaradda Garsoorka
  7. Sh. Cabdulle Aw Maxamed, Wasiirka Wasaarada Igaadhsiinta iyo Hawlaha Guud
  8. Kanadiid Axmed Yuusuf, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashad
  9. Jaamac Maxamed Ciise, Wasiirka Wasaaradda Beeraha
  10. Yuusuf Aaden Maxmuud, Wasiirka Wasaradda Warfaafinta
  11. Sh. Maxmuud Sh., Faarax,, Wasiir balse Waasaarad la’aan ahaa.

————————————————————————-
Bishii 7aad 1964 Dawladan waxaa soo kala dhexgaly Khilaaf Kaas oo loogu magacdaray hadaan soo koobno cod Khasaaray ama cod xumaaday, Waxaana ka dhashay in Wasiiro xilka laga qaado oo Wasiiro cusub Lagu badalo kuwa la magacaaby waxaa ka mid ahaa.:

  1. 1 Cali Cumar Sheegow,  Wasiirka Wasaaradda qorshaynta
  2. 2 Ismaaciil Ducaale Warsame, Wasiirka Wasaaradda Beeraha
  3. 3..Cabdirhman Xaaji Muumin, Wasiirka Wasaarada Garsoorka
  4. Cabdinuur Maxamed Xuseen, Wasiir bilaa Wasaara ( wasiirka heehaaba )————————————————————————

Dowlada Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmarke 1967-1969, Waxaa Ra’iisul Wasaare ka haa Max’ed Xaaji Ibraahim Cigaal ee June 10, 1967 waxay aheyd 17 Wasaaradood:-

  1. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal,Wasiirka 1aad ahnaWasiirka arrimaha Dibedda
  2. Cali Cumar Sheegoow,Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha dibedda
  3. Yaasiin Nuur Xasan Bidde, Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha
  4. Yaxya Yuusuf Iimaan Guuleed, Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga
  5. Xaaji Faarax cali Cumar, Ra’iisul Wasaare kugeen & Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
  6. Xasan Xaaji Cumar Camay, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta
  7. Cali Maxmed Cosoble, Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Shaqada
  8. Cabdinuur Maxamed Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
  9. Xareed Faarax Nuur, Wasiirka Wasaaradda is Gaadhsiinta iyo Gaadiidka
  10. Aaden Isaaq Axmed, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
  11. Cali Caliyoow Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
  12. Ismaaciil Ducaale Warsame, Wasiirka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Khayraadka Badda
  13. Cabdulahi Maxamed Qablan, Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta
  14. Aaden Shire Jaamac, Wasiirka Wasaradda garsoorka iyo Arimaha Diinta
  15. Maxamed Cali Dacar, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
  16. Cali Maxamed Hirabe, Wasiirul dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
  17. Cabdillahi Jirde Ducaale, Wasiirka Wasaaradda Maalgalinta iyo Horuumarinta.

Reshuffle and isku shaandheyntii dhacdey March 1969, R/Wasaare Max’ed Xaaji Ibraahim Cigaal waxuu dhisay 16 Wasiir.

  1. Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal, Ra’iisul Wasaaraha & Wasiirka Arimaha dibedda
  2. Hilowle Macallin Maxamed, Wasiirka Wasaradda Gaashaandhiga
  3. Suufi Cumar Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada
  4. Yaasiin Nuur Xasan Bidde, Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha
  5. Aaden Isaaq Axmed, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
  6. Aaden Shire Jaamac, Wasiirka Wasaradda garsoorka iyo Arrimaha Diinta
  7. Xaaji Muuse Boqore, Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha
  8. Maykal Maryama, Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta
  9. Jaamac Gaani Axmed, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud
  10. Cabdillaahi Ciise Maxamuud, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
  11. Dr. Ismaaciil Jimcaale Cosoble, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta
  12. Maxamed Sh.Maxamed Sh.Dahir, Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Shaqada
  13. Cali caliyoow Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Isgaadhsiinta
  14. Xirsi Bulxan Faarax, Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha
  15. Cabdillahi Jirde Ducaale, Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga iyo Horuumarinta Bulshada
  16. Cabdillahi Maxamed Hiirad, Wasiirka Wasaaradda Beeraha.

Afgambi Military ayaa dhacey 21 October 1969, waxaana Madaxweyne ka noqdey  Jeneraal Maxamed Siyaad Barre, waxaana xiligaas si kmg ah Madaxweyne Somalia uga ahaa dalka Somalia Guddoomiyihii Barlamaanka ee 1965-69 “Sheekh Mukhtar Max’ed Xuseen” dilkii loo geystey Madaxweyne Abdirashiid Cali Sharmaake ka dib

Maxamed Siyaad Barre ayaa  magacaabey Gole Sare Gole Dhexe oo 25 xubnood ka kooban oo xukumaaya dalka waxayna kala ahaayeen sidaan:

Golaha Sare ee Kacaan (25 Xubnood ama Sarkaal):
 
Saarakiishiisi waxay soo Magacaabeen Gole ka kooban 25 Sarkaal oo ka mid ahaa sarakiishii ugu awooda Badnayd xiligaas isla markaana ahaa Sarakiishii Samaysay Afganbiga. Waxayna kala ahaayeen sidan: (Digil iyo Mirifle waxaa muuqata in Golihii Sare ee Kacaanka aysan ku lahayn hal xubin iyo kii 5ta golaha sare ee kacaanka ee ka dib Siyaad barre ku dhawaaqey):

1 Sareeye Gaas . Maxamed Siyaad Barre (Military)
2. Sareeye Gaas. Jaamac Cali Qoorsheel (Ciidanka Booliiska)
3. Sareeye Guuto. Maxamed Caynaanshe Guuleed (Military)
4. Gashaanle sare. Xuseen Kulmiye Afrax (Ciidanka Booliiska)
5 .G/Le Dhexe. Maxamed Sheekh Cusmaan (Ciidanka Booliiska)
6. G/Le Dhexe. Maxmuud Maxamed Mire (Ciidanka Booliiska)
7. G/Le Dhexe. Maxamed Cali Samatar (Military)
8. G/le Dhexe. Maxamed Cabdalla Faadil (Military)
9. G/Le Dhexe. Maxmuud Geelle Yuusuf (Military)
10. G/Le Dhexe. Salaad Gabeyre Kediye (Military)
11. G/Le Dhexe. Axmed Maxmuud Cabdulle (Military)
12. Gaashaanle. Axmed Maxuud Faarax (Ciidanka Booliiska)
13. Gaashaanle. Ismaaciil Cali Abokor (Military)
14. Gaashaanle. Maxamed Cali Shire (Military)
15. Gaashaanle. Cali Mataan Xaashi (Military)
16. Gaashaanle. Muuse Rabiile Good (Military)
17. Gaashaanle. Faarax Wacays Dhuule (Military)
18. Gaashaanle. Axmed Suleymaan Cabdalla (Military)
19. Dhame . Cabdi Warsame Isaaq (Military)
20. Dhame. Bashiir Cilmi Yuusuf (Military)
21. Dhame. Cabdirisaaq Maxamuud Abokor (Military)
22. Dhame. Cabdulqadir Xaaji Maxamed (Military)
23. Dhame. Maxamed Cumar Jees (Military)
24. Dhame. Axmed Xasan Muuse (Military)
25. Dhame. Cusmaan Maxamed Jeelle (Military)

Ka dib Kacaanku waxuu Golihii Sare ee Kacaanka ayaa lagu soo koobay 5 xubnood oo kala ah:

  1. Maxamed Siyaad Barre
  2. Max’ed Cali Samatar
  3. Xuseen Kulmiye Afrax
  4. Axmed Maxamuud Faarax
  5. Axmed Saleebaan Dafle

Idale News Muqdisho