ETHIOPIA OO CAAWA BAYDHABO AMAANKEEDA LA WAREEGTEY.

0
218

Waxaa gabal dhacii caawa magaalada baydhabo soo buuxa dhaafiyey ciidanka militiriga dowlada Ethiopia oo dhawaalahanba ay joogeen degmada berdaale ee gobolka baay.

waxay fariisamo ka sameysteen dhamaan duleedyada magaalada Baydhabo sida Airpor-ka, Warshadii Lawyer Xassey, Ali Axmaar, Bukriyey iyo meelo kale oo magaalada kamid ah.

Filo Sawiro & Muuqaal Ku Saabsan Soo galitaanka Ciidanka Ethiopia Caawa Baydhabo
index
Idale News Online, Baydhabo.