Baydhabo(INO): Ergada ka qiib galeyso shirka maamul u sameynta gobolda koonfur galbeed soomaaliya ayaa loo qiibiyey,nuqul ka mid ah dastuurka cusub ee maamulkaasi uu yeelanayo.
Dastuurkani oo in mudo ahi ay ku howlanaayeen gudi khubaro ah isla markaana loo xil saarey qoristiisa, ayaa soo dhameystirey.
Dastuurka waxaa uu sharaxaya xeerarka, sharciga, kala dambeynta, noolasha Aas aasiga muwaadinka koonfur galbeed, arimaha xuquuqul insaanka, xaquuda saxaafda,xaduuda dowlada koonfu galbeed,abood qiibsiga beelaha KG soomaaliya iyo Qodob kale oo Muhiim Ah.
Waxaan farxad wajiyadooda la dheexanayey ergada loo qiibiyey dastuurka cusub ee KG soomaaliya.
Ugu Dambeyntii, Shaley ahayd,ka dib markii RW soomaaliya md cabdi weli sheekh Axmed, uu xafiiskisu ka soo saarey war murtiyeeda uu ku taagyeerayo, habsami u scodka howlaha guud ee KG soomaaliya.
Idale News Online, Xafiiska Baydhabo