Istanbul(INO)- Madaxweynaha Dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyeeyay doorashada xilka isagoo ballan-qaadey is garab istaag iyo taageero dhab ah in uu siin doono xukuumadiisa.
Recep Tayyip Erdogan oo Teleefan u soo diray madaxweynaha cusub waxaa uu ku booriyey in uu ka shaqeeeyo horumarinta dalka iyo dadka.
Lama oga faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan sheekada dhexmartay labada madaxweyne, wixii warar ah kala soco, halkan