Safaarada mareeykanka ee Uganda’ ayaa muwaadiniinteeda uga digtay ineey usafraan Uganda.
Safaarada Mareeykanka ee Uganda’ warbixin ay soo saartay ayaa lagu sheegay’ suurtagalnimada weeraro ka dhaco garoonka diyaaradaha ee Entebe.
Mareeykanka ayaa muwaadiniintiisa ugu baaqay’ ineey hakiyaan safaradooda Kampala.
Booliska Uganda ayaa heegan sare la galiyay. Waxaana aad loo adkeeyay amaanka garoonka Entebe.
Idale News Online, Kamapla.