Dilkii Suldaanka Cawramala oo lagu eedeeyay maamulka Jubba

0
193

Mid kamid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo oo wareysi siinayay mid kamid ah Idaacadaha Muqdisho, ayaa sheegay in dilka Suldaanka Beesha Cawramala shalay loogu geystay Kismaayo ay ka danbeeyeen Ciidamada Maamulka Jubba.

Cabdi Isxaaq Maxamed, oo kamid ah waxgaradka Kismaayo, ayaa Idaacada Risaala u sheegay, in shalay Kismaayo lagu xiray 6 qof kahor intaan la dilin Kismaayo.

Nabadoon Isxaaq Maxamed, ayaa maamulka Axmed madoobe ku eedeeyay ineey wadaan faquuq Qabiil.

Dhanka kale maamulka KMG ah ee Jubba, ayaa sheegay in dilka suldaanka loo soo qabtay Ruux.

Kismaayo

Idale News Online, kismaayo KG Soomaaliya.