Dhegeyso:Baaq Wada Jir Ah Oo Loo Jeediyay Dowladda Koonfur Galbeed iyo Shabka Dega G/Sh/Hoose

0
212

Muqdisho(INO)-Zakariye Xuseen Axmed oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Shabeelada Hoose  ayaa waxaa uu Baaq dheer u jeediyay Dowladda  Koonfur galbeed  soomaaliya in ay nidmaam saxan u sameeyaan Gobolka Shabeelada hoose oo maal mahaan ay ka taagnaayeen dhibaatooyin colaadeed.

kgs

Oday dhaqameedkaan ayaa waxaa hadalkiisa intaas ku daray in Dowladda Koonfur Galbeed ay ogaadaan in Shabeelada Hoose Maamulkooda looga fadhiyo wixii laga yeeli lahaa Shabeelada hoose iyo Arimahooda.

Zakariye oo wata hadalkiisa ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka laga sugayo in mar danbe xabad ka dhicin Shabeelada hoose.

Ugudanbeyn waxaa uu baaq u jeediyay shacabka dega shabeelada hoose in ay midoobaan oo ay la shaqeeyaan Maamulka Koonfur Galbeed ee soomaaliya si dhibaatada loogu baxo.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here