Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdulaahi Goobax Bare oo la hadlayey BBC ayaa ka soo horjeestay aqoonsigii dowladu shalay siisay maamulka Sadaxda gobal ee KG soomaaliya oo Baydhabo looga dhawaaqay.
Wasiirka ayaa intaa raaciyey in hishiiskaasi uu ahaa mid aan raacsaneyn dastuurka baadilna uu yahay.
Heshiiskasi, shaley la Saxiixey Waxa Taagyeerey dowlada soomaliya, Qaramda midoobey, Urur Goboleedka IGAD , Ururka Midowga Yurub iyo weliba Dowlada Itoobiya.
Sido kale Heshiiskaasi waxa lagu xusey Cid Allaale Cidii ka Soo Hoarjeesato In loo arkayo in aaney Waxba Is Dhmaamin Kooxda AL-shabab Ee Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso Goodax.
[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/06/goodax-mobil1.m4a|autostart=yes]