Dhegeyso: Warbaahinta Koonfur Galbeed oo Wareysi Xasasi ah La Yeelatey Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame suldan Ibrahim Caliyow Ibrow.

0
365

Warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya ayaa kol dhaweyd waxaa ey wareysi la yeelatey Suldaanka beesha jiido suldaan Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim, Suldaanka ayaa waxaa uu ka warbixiyey socdaalkii uu kol dhaweyd ku tegey degmada qoryooleey.

Ugu horeyn Suldaan Warsame ayaa waydiinay waxa uu ku saabsanaa Safarkii uu ku tagay Qoryoole iyo Xaalada Nololeed ee Shacabka Degmada.

Halkan Ka Dhageyso.

[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/06/suldaan.mp3|autostart=yes]

warsameIdale News Online, Qoryoley.