Si aynu ka heleyno Duleedka Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qoloyinka duulaanka ku qabsadey degmada marka ey maanta dileen Dhinacyada Ilaa Shan Haween ah oo ka mid ahaa Dadka Deegaanka.
Faadumo Axmed Xaaji oo ka mid ah Haweenka ku nool Degmada Marka ayaa warbahinta u sheegtay in Saaka Labo Haween ah la dilay,maanta Duhurkiina la Dilay saddexda kale oo mid ay Uur lahayd.
Halkan Ka Dhageyso.
[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/06/dil-marka-.mp3|autostart=yes]