Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabeelaha hoose C/laahi Muuse Abukar ayaa si cad uga soo horjeestey qaabka ey nabadeyna dowladu uga wado gobolka shabeelaha gaar ahaan colaada ka taagan degmada marka.
Gudoomiye Xigeenka ayaa sheegay in aysan la Kulmin Gudiga islamarkaana aysan hada la Kulmi Doonin,asagoona u sababeyey in Gudiga ay qeyb ka yihiin Dadka Hurinaya Colaada.
Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose C/laahi Muuse Abuukar ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku soo daad gureyneyso Gobolka Ciidamada Milatariga Soomaaliya ,kuwaas oo qeyb ka qaadanaya dagaalada ka socda Gobolka Shabellaha Hoose.
Halkan Ka Dhageyso;
[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/06/cabdulahi-muse.mp3|autostart=yes]