Gudoomiyaha degmada marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sheegey in uu ku sugan yahay gudaha degmada marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose isla markana uu ka hortagi doono qof kastoo soo hujuuma.
Gudoomiyaha ayaa intaas kuu daray iney magalada ku sugan yihiin qolooyinkii horey u qabsadey balse uu qorsheynayo in sida ugu dhaqsiyaha badan uga soo saari doono.
Halkna Ka Dhageyso.