Dhegayso: Suldaanka Beesha Tunni, Toorre&Todobo-Toll Oo Digniin U Direy Ciidamada Dowlada soomaaliya

0
323

Mid ka mid ah Salaadiinta Beesha Tuni laguna magacaabo Suldaan Xasan Suldaan Cumar Suldaan Fiqi ayaa waxa uu digniin u jeediyay ciidamada dowlada Oo Shaley  galay magaalada Baraawe Ee shabelaha Hoose  iyaga oo dabasocda ciidamada reer Afrika ee AMISOMinay samaynin waxa lagu yaqaano e ah Kufsiga,Dhaca iyo Boobka.

Halkan ka dhegayso  wareysiga suldanka Isagoo ku sugan Magaalada Baydhab.

tuni (1)

Idale News Online, Baydhabo.