Dhegayso: Faaqidaadda Todobaadka ee VOA-da oo Siyaasiyiin caana fooda isku dareen iyo Hiigsiga Soomaaliya 2016-ka

0
332

Muqdisho (INO) Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay Higsiga 2016 waxyaabaha ka suurtagalay, iyo waxyaabaha ka dhiman iyo caqabadaha hor taagan iyo sida looga gudbi karo.

hiigsi

Barnaamijka waxaa ka qayb qaadanaya: Agaasimaha Xaruunta cilmi barista ee Heritage C/rashiid Khaliif Xaashi,  Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre  iyo   Eng-C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)

 Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here