Dhageyso:Xiliga La Dooranayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo La Iclaamiyay

0
198

Siyaad Sheekh Daahir oo ah Afhayeenka Gudiga Farsamada ee soo dhisida maamulka 3-da gobol ayaa sheegay in labada usbuuc ee soo socota ay soo bandhigi doonaan doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Siyaad ayaa sidoo kale sheegay in labada maalmood ee soo socota la soo dhameystirayo Ergooyinka soo ka qeyb galayasha Shirka oo tiradooda gaareyso 378.

Halkan Ka Dhageyso

kw3JawaariIdale News Online, Xafiiska Baydhabo