Dhageyso: Afhayeenka Gollaha Odayaasha Dhaqanka KGS Oo Ka Hadley Dhibaatooyinka Gobolka Shabellaha Hoose

0
520

Baydhabo(INO)_ Dhawaanahaan Ayaa Waxaa Dhiwatooyin Ay Kajireey Degaano Iyo Degmooyin Katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose Ee Koonfur Galbeed Somaliya Taasi Oo Lagu Haayey shacabka Dega Halkaasi.

Iyadoona Ay Ahayda Dhac Iyo Dilal Kala Duwan isla markaana La ogyahay In Dhawaan Halkaasi lagu Gubey Gurigooda Ay jifeen Dadka Ladiley Ayaa Waxaa Kujirey Carruur Aad U Da’yar Ay Jireen Midka Ugu Weyn iyo Midka ugu Yar Todobo Sano Iyo Todobo Billood Dhiwaatooyinkaasi Ayaa Waxaa Ka hadley Koonfur Galbeed Somaliya Dowlada Faderaalka Somaliya Iyo Caalamka Intiisa Kale.

Dhawaana Halkaasi Ay Gareen Odeyaasha Dhaqanka  Koonfur Galbeed Somaliya Oo Katagey Magalada Baydhabo Si Ay U Dhexgalaan Labo Belood Oo Walaal Ah Oo Halkaasi Dirir Ay Ku Dhaxmartey.

Iyadoo Odayaasha Ay San Aheen Markii Ugu Horeysay Oo Ay Garaan Gobolka Shabeellaha Hoose Oo Ay Dhexgalaan Amaba Ay Xaliyaan Dhibka Kajirto Halkaasi .

Malaaq Deerow Yaquub Ayaa Waxaa Uu Kamid Ahaa Odiyaashii Kaqeybgaley Xalinta Iyo Waxkaqabashada arimaha Kataagan Gobolka Shabeellaha Hoose Waxaana UU Sheegey In Marar badan Ay Kahadleen Shirarna Ay Ugu Qeebqateen Magalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye Sidii Xal loogu Gaari Lahaan Dhibkaasi hadaba Waakan Malaaq Deerow Yaquub Oo Arimahaasi Ugu Warbixiyey Warbaahinta Idalenews.com

Halkan Ka Dhageyso

W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}