DIINSOOR(INO)-Xaalada Nolaal Xumo Ah Ayaa Laga Soo Shegeyaa Degmada Diinsoor Gobalka Bay Ee Maamulka KGS, halaas ay go’doomisey Kooxda Al-shabaab Ee Soomaaliya Ka Dagaalanta.
Gudoomiyaha Degmadaasi Ibraahim Maxamed Nuur(shigshigow) Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dhibaatada Halkaasi Kajirto.
Waxaana Uu Sheegey In degmadaasi diinoor aanan Kajirin Wax Isbitaalka oo Kaafi Karaa Shacabka Ku dhaqan Diinsoon .
Gudoomiye Shugshigow Ayaa Waxaa Kahadley Xaalada Amni Ee Kajirto Degmada Diinsoor Waxaana Uu Sheegey In Amnigeeda Uu Yahay Mid Lisku Haleen Karo.
Halkaan Ka Dhageyso
Idale News Online, Diinsoor