Dhageyso:Xaalad Caafimaad Daro Oo Laga Soo Sheegeyo Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Bay

0
427

Goofgaduud Shabeelow (INO)- Maamulka Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Uu Faafahin Kabixiyey Xaalad Cafiimaad daro Ah Oo Halkaasi Kajirta.

Gudoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay Cumar Wardheere Ayaa Waxaa  IdaleNews.Com U Sheegey In Degaanka Ka Dilaacmey Cudurka Jadiicada Dhibaato Badanna Ku Haayo Carruur Farabadan Oo Degaankaasi Ku Nool Asigoona Sheegey In Degaanka Uusan Kuyaalin Xarumo Cafimaad Oo WaxkaqabanKaro Xaalada Cafimaadarada Oo Kajirta Degaankaasi.

Ugu dambeyntii, Wasaarada Cafimaadka Maamulka Kgs Ayaa Wali Gaarsiinin Wax Daawo Ah Ayadoo Maamulka Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ay Sheegeen In Ay Mar Badan Baaq Adag Ay Udireen Maamulka Kgs Gaar Ahaan Wasaarada Cafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso

Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera), Warbaahinta Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here